Hayada Qaxotiga aduunka oo 150 qaxooti ka qaaday dalka libiyo

admin
1 Min Read

Qaar kamidah boqolaal qaxooti  ajaanib oo ku dhibateysanaa dalka Libya ayaa laga qaaday kadib marka ay ka sii dartay xalada dalka libyo oo ay dib uga soo cusbonadeyn dagaalo u dhexeyo kooxo hubey dalka ka jiro.

Dadka 149 aya ksoo jeedo dalalaka somaliay, Sudan, Erteriya iyo Etobiyo  akuwaa ah dad  aad iyo aad nugul oo ay hayada qaramda midobay  u sahashay qorshe loogu qadayo dal sedxad oo an aheyn midka ay ka soo hajireyn iyo midka ay hada qaxoti u soo magan galeyn  waxaana dib u  dejin loogu sameye dal sexdad oo ah dalka Italy dadkan oo diyard lagu dabulay

Dadkan ayaa  waxaa ka mid ahaa 65 caruru 13 kamid ay yahiin kuwo bilo dhalan ama sanadka yar.  Dadkan ayaa ah kuwo dalka libyo ku yimid qaab tahriib ah kadib markii ay xalada ku adkatay insku dhiibay hayada qaramda midobay u qabilsan qaxotiga

Share This Article