
Xogheyaha guud ee qaramada Midoobay Mr. Antonio Gutterres ayaa u soo magacaabay dalka somaliya ergay cusub xafiiiska qaramda midoobbay oo ah mid banaan mudo lix bilood ah. Kadib markii ay dowlada somaliay ceeyrisay ergaygii hore ee qaramda midobey Mr. Nichlos Hyson oo ay ku eedey in siysada dalka gudaha u galay iyo arima aan ku haboneyn
Ergayga la soo magacabay ayaa lagu magacabaa Mr James Swan oo dhalashiida ay tahay dalka amerika kaas oo dalka somaliay waayo argnimo u leh. isga oo aksoo ahaa waliilka dowlada Amerika Somalia iyo howlo kale uu ka so oqabtay Geeska Afrika
Mr James Swan oo loo soo magacabay UNSOM ayaa ka howl bilwaadi doono dalka somaliya isga oo boorka ka jafidono xiriirka dugoway ee Qaramada midobay iyo dowlada federalka Somalia
Mahan markii ugu horeyse somaliya ay usoo magacawdo ergay kasoo jeedo dalka Amerika waxaa la sheegey in sandka 1993 ay Qaramada midobay u soo magacwaday UNISOM Mr. Jantan Haw oo ahaa ergayga qaramda somaliy xilli aad u adag dalka jirtay colado iyo macluul xoogan dad badan ay ku dhinteyn



