
Qaarkamid Hogaamiye yaasha daladaha kacdoonka ka wada dalka Sudan ayaa uga digay Golaha Kumelka Salka Sudan kuwaa oo ay ku adeeyeen dilk, jir dil iyo xabsi ka dhan dadka kacdoonka horkacayo arintaas ay ku donayan in ay ku caburiyan awooda shacab ee kacdoonka dalka Susdan
dad badan oo careeysan ayaa ku hor mudaharadaya xarunta ciidanka dalka Sudan kuwaa oo xoog ku qabsaday talada dalka kadib nnarkii xilka ka degay Madaxweynahi hore cumar alabashir oo dalka ka ariminaya in ka badan 20 sano
kacadoonka dalka Sudan ayaa ah mid ay bilwabey ururada ulshada rayidka dalka Sudan arydayda, dhalinyarada, xirfadleyasha iyo ururada xaquuqul insaanka u doodo kaas oo gaaray heer uu awoda isaga dego madaxweyene Albashir nasiib daro talda waxa si sahalan ula wareeygey sarkiisha ciidanka
xaalada dalka Sudan aya ah mid aad u kacsan dad badan waxaa ka walaacsanyhiin meesha ay ku dambeyn doonto. qolayaha kacodonka hogamiya waxaa ay dalabanay xukun shacbi, halka ku cidanka ay isku sii dhejinayan kurasta ay xoga ku qabsdeyn



