
sida ay saxaafada aduunka hadal heeyso waxaa dib dalkiisa loogu soo celiye meeydka Etienne Tshisekedi oo ah aabaha madaxweynaha hada xilka aya oo ahaa mucaarad xooga oo ka soo horjedey xukumada Josophe cabila.
Etienne Tshisekedi waxa uu ku geeriyoday dalka biljim oo musaafir siyaasded ugu maqnaa. isga oo ku dhintay halkaa 2017 dada 84 jir. mudo labasano ayuu ku asanaa dalka biljim halkaa ow u joogay magangelyo siyaasded
arintaan ayaa suurtgashay kadib marka uu xilka madaxweyen ku guleysteywiil ii dhalaha Etienne Tshisekedi hogamiyahii xisbiga mucradak dalka kongo. boqolaal dadweyne shacab faraxsan oo calamo iyo calanka dalka ruxaya ayaa ku soo dhoweye dalka
dowalda ayaa lagu wadaa in ay u sameyso aas qaran meeydka Etienne Tshisekedi kaas oo ka dhici dono dalka Kongo saacadaha soo socodo. meeyska madaxweyanaha ayaa lagu soo qaaday diyarad Airbus A330 oo ay saranayhiin rakaab 270 ay kamidyahiin qaarkamid xibanaha mucaaradaka dowaladii hore.




