
Madaxweyne Uhuru Kenyata ayaa Afur kala qeeybqatay dadka Muliminta ku nool dalka kenya. afurka ayaa lagu qabtay masjidka Jamia kuyaal Nairobi waxaana halkaa uu afur kula wadaagay dadka muslimka
musliminta afurka u sameye madaxweynaha dalka kenya oo aan islam aheyn ayay gudonsiyen Kutub Quraan kariim ah. waa arin ugub ah in madaxweyen dowlada keyna uu masjid galo kana gudomo gutub isga oo xiran dharka dadka islamka ay xirtan
arintan ayaa soo jidatay indhaha dad badan oo muslim oo u arko in dowlada kenya ay daneyneyso arimaha islamka iyada oo xushmad iyo qadirn u mujisay si ka duwan xukmadahi hore.
dalka kenya ayaa ah mid ay ku noolayahiin malaayiin muslim ah oo ka soo kala jeedo dalal kaladuwn. dadka muslim dalka keyna ku nool ayaa waxaa u badan Somalida iyo ashiyan u badan hindi iyo carab oo ku nool dalka kenaya




