Dowlada Amerika oo Xayriad ku sooragtay shirkada Haaway

admin
1 Min Read

Shirkada weeyn ee calamiga Haaway ka gacansto mobilada iyo qalabka electronics ayaa  lagu sooragay xayriad dhanka gacansiga. Dowlada amerika ayaa  gelisay liiska madoow  shirkada in ay san la gacansan Karin shirkada dalka amerika laga leyahay.  Arinkan ayaa walaac ku abuurtay milkilyasha shirkada hawaaye

Shirkada hawaye waxaa shirkad  ka gacanstada mobilada gacanta lagu qato iyo electronis kala duwan . waana shirkada labad ee telfonada gacanta algu qata Mobils ka soo saarta waxaana adeegsada alabta ay soo saarto  in kabada 3 bilyan oo qofood kala bar dadak aduunka ku nool. 

Madaxad shirkada Hawaaye oo la hadaley saxafada aya shegay in xayriada dowlda amerika ay ku soo raogtya ay sameyn doonto aduunka oo dhan iyo dalka amerka, kuwdhowaad  toban iyo labakun shirkado iyo boqolaalkun shaqaale amerika ay ka midah.

Maamulka shirkada hawaye ayaa sheegay in ku dadaali doonaan si kasto oo ay kaga badbaadin karaan gacansigooda sameyn kasoo gaarto xaryirada dowlada amerika ay ku soo rogtay. Dagaalka dhaqale u dhexeya amerika iyo shiinaha ayaa waxaa ku sii fidaya shirkada labada dal taas oo sameyn xoogan ku yelandonto  gacansiga  iyo dhaqaalaha labada dal

Share This Article