
waxaa soo idlaatay codbixnta doorashda palrmanka midowga yurub 751 kursi xildhiban oo metela 28 dowladood inkabadan 350 milyan oo ka mid ururka midowga yurub. Codbixintan ayaa noqotay mid aad iyo aad u heersare oo ay dadka codey garyayen 51%. codbixinta ugu dadka badan mudo xileedka 2019 ila 2024
doraashada barlamka midowga yurub waxaa dhacay waxybo badan oo isbedel sida xisbiyada qaar ay ku waye kurs badan halka xisbiyo cusub ay soo buxiyen saxafka hore. dalalka isbedlak ka sameye waxa ka mid Germany, France iyo Irland waxaan ku tartamay siyasiyiin canka dalalka midowga yurub.

Tirada kursi ee dalalka ka tirsan Parlamanka EU oo ku saleysan xadiga bulsho ee dalkasta Belgium (21), Bulgaria (17), Croatia (11), Cyprus (6) Czech Republic (21) Denmark (13)Estonia (6) Finland (13) France (74) Germany (96) Greece (21)Hungary (21)Ireland (11)Italy (73) Latvia (8) Lithuania (11) Luxembourg (6)Malta (6)Netherlands (26) Poland (51) Portugal (21) Romania (32) Slovakia (13) Slovenia (8) Spain (54)Sweden (20) United Kingdom (73)
Doorashada hogaanka madaxaxnimo ururka midowaga reer yrurub waxaa ay mareeysaa herar kaladuw bilsha june iyo May wadatashiyo u dhexeyo dalalka xubnaha ka ah ururka, bisha july waxaa la magacayaba musharaxiinta waxaana dhaceyso dorashada iyo codeynta madaxa ururka midowga yurub. Bisha November waxaa si rasmi xilka madaxweyneha ururka midwoga yurub ula waregaya madaxweynaha cusub



