Boqolaal dad Naafo Maanta Gobolka Banadir Hortiisa kusoo xoomay

dad naafo oo cabasho ka ah maamulka gobolka banadir ayaa sameeye isu soobax nabaded iridka xarunta dowlada hoose ee Banadir. dadka naafada oo ah kuwo ka kakalayimid xaafado kaladuwan magaalada muqdishu ayaa iyako oo socod dheer u soomaray in ay u gudbiyaan maamulka sare cabbasho ka dhan ah takoor iyo xaqirad lagu sameye dadka naafada

Gudomiayah Golaha Naafada Qaranka iyo kuxigeynadiisa ayaa saxaafada us sheegey in ay aad uaga xunayahiin sida loo ilaabay dadka naafada. oo si weeyn indhaha ugu hayeen maamulka dowlada hose gobolka banadir raashika gargaarka afurka oo ay bixiyen hayada gargaarka. waxana ka codsaneyn in ay si deg deg wax uqa qabtan arinkan

Gudomiye ku xigeynka Arimaha bulasha Basmo Camir ayaa dadka naafada kula hadashay bananka qoraxda si aan qadirin iyo naxariis ku dheneyn, iyada iska indhatirtay dhibka ay us soomareyn imatinka iridka dowlada hose ee Banadir. Gudomiye Basmo aya dadka naafada u shegtey ina ay soo dirsdan gudi metelo.

dadka naafada ayaa ah 20% bulshada somaliyed kuwoo oo ay heeysato daruufo nololed iyo xaalado adag. waxana ay xaq u lahayen in tixgelin laga siiyo qoondada iyo jaangooynta deeqaha gargaarka iyo mashaariicda horumarinta.

dalka somaliya waxaa uu saxixay xerarka caalmiga xaquuqda dadka naafada october 2018 waxana u barlamnak ansxiye 18 May 2019 sharcigan ayaa masuuliyad xoogan dusha ka saraya dowalada dhexe, dowlada hoose iyo dowlad goboledyada in ay dadka naafada ka qeybgaliyan adegyada bulsho, daryeel, sahqo abuur iyo kaqeybgalin siyaasadeed

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY