
Qaar kamid dadka u ololeeyo xaquuqda dadka naafada ayaa manta banan bax cabasho ah ku sameeyeen magaalda muqdishu. Dadkan ayaa waxa ay isugu soo baxeeyne agagaarka madaxtooyada Somaliyed halkaa oo ay ku yeesheyn kulan ay ka soo qeeyb galeeyn dad 50 qof ka badan oo ah qeeybaha kaladuwandadka naafada ah.
Dadka ayaan waxaa mudo 5 saac ka badan ay fadhiyeen qoraxada wadada hor marto madaxtooyada agagaarka tiyaatarka qaranka. halkaas oo ay saxaafada ku la Hadleyn. Dadka naafada ayaa ahaa kuwo ay ka muuqatay shucuur iyi murugo aad iyo u daran oo ay sababtay balankabaxyo dowalda federaalka iyo hor istaag sharciga hayada naafada iyo ka qeeyb galin la’aan mashaariicda gargaarka iyo horumarinta dowalda ay ka hesho deeq bixiyeyaasha
Baqaaya naafada
- Kadib 20 bilood marka uu saxiixay madaxweyanaha jamhuriyada federaalka somaliyed Maxamed Cabdulahi farmaajo sharicga hayada naafada kaa oo soo maray gacatna 6 aqris ay ku sameyen golaha shacabka iyo aqalka sare 329 xildhiban iyo ugudambeynta saxii madaxweynaha dadka naafada ayaa weeydiye madaxweynaha masuuliyiinta barlamanka somliyed hirgelinta shaciga hayada naafada
- Kadib halsano guurada sharciga caalmiga xaquuqda dadka naafada oo ay dowlada somaiyed saxiixday sandki 2019 CRPD ayanan wax badan laga qaban tacadiyada ka dhanka ah dadka naafada iyo dhibaatooyin ay ka kulmaan shacab iyo hayada dwolada qaar kamid iyo dad awood leh.
- Dadka naafada waxaa ay madaxada ugu sareeysa dalka ka codsadeeyn in lagu eego dhego iyo indho naxariis badan. Waxna laga qabtaa tabashada dadka naafada oo ku wajahan dowalda
Isu soo baxaan ayaa waxaa soo abaabulay golaha naafada qaranka iyo tubtada dadka naafada Somali dsiabilty cluster iyo kacaanka dadak naafada oo ah hayada=o u qareeymo dadka naafada somaliyed





