Naadiga Akhris Qoraalka Banaadir

admin
1 Min Read
waa naadi maxali ah oo ay aas aaseeyn dhanilyaro somaliyeed oo maskax maal. qoraayaal u badan. waxana ay ku caan baxeeyn taageeradda bahda wax qorta oo ay siiyaam cawinaad, talooyin iyo farsamo ka saacida hankooda iyo xirfadooda qoraanimo.
dalka somalia waa mid ka mid aduunka dalalka ugu hoseey dhanka aqriska iyo qaroolka bulshada dhexdeeda, waxaana macquul ah  in 3 meelood 2 ineeysan wax qorin ama yasan aqrin. waxaa kale iyana jirta dad badan oo qurbaha kunool ineeysan afka somaliga siifican u qorin ama aqrin
waxaa taa kasii daran in xitaa dad ka dalka wax kubartay qaar kamid ay ku adagtahay ineey afka somaliga wax ku qoraan sababatoo ah waxaa waxku barteey afqalaad.
naadigan waa fursad qaali ah  dhaliyarada somaliyed iyo caruurta u noqon doono waadi iyo meel ay kaga bogan karaan haraadka iyo baahida ay u qabanaan qoraalka iyo aqriska.
dhanilyarada somaliyed ee jaamcada dhigta ama dhameye hadii aad weeydiiso maxaad jecashay inaad wax ku qorta qaara badna aya ku oranaya english iyo ama carabi. ma xumo inaad noqoto qoraa caalmi ah balse marka hore noqo qoraa heer qaran luqadiis wax ku qoro kadin u gudub caalmka iyo luqadaha qalaad.
Share This Article