IGAD oo laga dalbay ineey faragelin ku sameeysa xiisada siysadeed ee dalka somaliya

admin
1 Min Read

xildhibaan Adaan Bare Ducale  gudoomiyaha aqlabiyada baarlamanka dalka Kenya ayaa codsi u diray wadamada katrisan urur goboleedka IGAD  in ay isugu yimaadan kulan deg deg ah si ay uga arinsadaan xiisada ka aloosan dalka somaliya oo ah mid siyaasadee  oo gaartay meel sare.

hogaamiye aadan oo ah shaqsi saameyn xoogan ku;leh baarlamanka keenya ayaa wado olole dalalka dariska ay ku dajiyaan xiisada siyaasade dalka somaliay qasatan qillafka soo kala dhexgaly hogaanka sare baarlamnaaka somaliyeed

arintaan ayaa noqon karta in wadmada ku bahoobay ururka IGAD ay sameyn karaan faragelin dhanka siysada. iyada oo la ogayhay wmada Ethopiya iyo Kenya dalka somaliyed ay ku hayaan faragelin siysadeed iyo mid dhul iyo ciidan.

dadka siyaasada odorosa waxaay ka mujineeyan arinka faragelinta iGAD walaac iyo  jahawareer hor leh ineey abuurta. waxana ay ku talinayan in dastuurka iyo kutubka loo noqdo si loo helo xal dhab

Share This Article