kadib markii lagu helay kiis dambi dacwad ka dhan aheed jilaaga caanka Salman Qaan oo toogasho kudilay ugaarta loo yaqaano Deeyro ama caaw madoow ayaa waxaa ay maxkadmi ku heshay in salmaan qaan uu si ulakac u toogatay xaywaanka oo ah mid ku jiray xero xayawaanka durjoogta lagu xaneenyo oo ku taalo dalka Hindiyo. jilaga caanka ah Salman qaan ayaa markiisi ugo horeeysa si dhab ah loo dhiga xabsi isbuuci lasoo dhaafay maalinta qamiista ahalkaa oo ay soo buux dhaafiyeen asxabtasoo booqneysa shalay oo aheed maalintii uGu horeeyse uu si sax xabsi uGu hoyod jilagan
Salman qaan ayaa dadka waxaa ay ka daawan jireyn isaga oo xabsi kujira ama xabsi ka baxsanayo xilyada uu jilaye aflaanta uu ku caan baxay dhanka qamarjinimada iyo burcadnimo. balse markaan waxaa seexan doonaa xabsi dhab oo ka duwan kii shaahadaha laga daawan jiray oo uu filmaanta ku jilijiray. arintan ayaa noqotay mid ka mid waxyaabaha uGu hadal heeynta badan dalka Indiya oo ah dal dadka Jilaya booliwuudka ay yahiin kuwo sumcad weyen kuleh bulshada dhexdeeda iyo awooda doowladeed.
Yaxye






