maxkamada dalka Hindiya kutaala ayaa ku heshay Slaman Khan dambi ugarsadasha iyo dilka xayaawan ku jiray xera kutaala Rajasthan arintaan oo hadii lagu helo uu mutesuan doono xariga sand ka badan iyo ganaax lacageed. waxa kale oo iana lajiray 4 saxiibadiis oo ku cawiyeen weerarka uu qaday xayqwaanka xerada kujiray. salman khan 52 jir tarikhda shirkada aflanta hindiga Bolowoodka can ak meel sare ka gaare kaa oo shaqsileh taageero badna ayaa ay dhacadaa in marrka qaar u dhaqmo si aan sharciga waafaqsaney. sida filamka loojilo iyo sida ay tahay nolosh waa ay kaladuwan tahay.
kiskan waxaa ka duwanana doonaa kiis hore oo lagu soodeey salman khan shil gari uu ku waxyelay qof sahcbi ah sandka 2002 kiis kaa oo la soo afjaray 2015. balse kiiskan wax badan ayuu ka duwnaan doona waqti dheer maqadan doono waxaan lagagari doona xakun hadii lagu hel fal damibiyedka ka dhan xaquuqda xayaawaanka.
qolayaha u ololeya xaquuqda xayawaanka ayaa arinka horbodya iga oo ku eedenaya in yahay qof ku tuntay xaquuda xayawaanka. waxa iyna meesha ka marneeyn kooxo kasoo horjeedo oo sii hurinaya kiiskan. sababtoo ah marka aflanta la jilay waxa dhaca shilal kaladuwn oo qaar ay ku wan ka dambi badanyahiin balse anan daba gal xoogan lagu sameynin halka kiis yar oo jirto dana qaas laga leyahay in la buunbuuniyaa



