waxaa sii kordheeysa dacwada ka dhanka milkiilaha shirkada facebuuga kadib markii la ogaaday in xogta malayiin qofood oo macmiisha adeega facebuuga kuxiran la xaday ama loo isticmaalay dano qaas ah iyada oo aan oglaansha lagalhelin. shirkada Cambridge Analytica oo shirkada lataliye ah ayaa waxa si dadban u isticmashay xogta dad malaayin qofood. waxaana arinka uu gaaray heer maxkadmeed oo ay shirkada facebuuga dadka ku qancinweysantahay qaladka dhacay. baarlamadka Biritish iyo USA ayaa waxaa ay dalabanayaan in ay arinkan wax kaweeydiiyaan milkilaha shriakda weeyn ee facebuug Mr. Marka Zuckeberg oo isna ka caga jidaya arinka
Milakiilaha shriakda Marka Zuckberg ayaa saxaafada waxaa ay weeydineyeen 33 su’aal oo ku saabsan sida loo xaday xogtan iyo in shirkada ay ka warqabtay. waxaana uu ku gaabsada arinka sida uu dhacay waxaa ka hadli doono qubuurada dhanka technologiyada iyo sharciga kuwaa saxafada siin doon jawaab macquul oo ku saabsan arinka. waxaa kale oo uu sheegay in usan hortagei Karin Barlamanka balse uu hortegi doonan qubaradan arinka sahqada kuleh.
dad badan ayaa waxaa ay dalabanayan in uu is casilo marka si loo badbaadiy sumcada shirkada facebuug oo laga xaday xogta 87 milyan qofood ku kala nool meelo kaladuwan.
shrikada Cambridge Analytica ayaa sheegtey in dadka xogtoda la xaday ay ahayeen 200,000 UK sandka 2013 waxaa na ay aheedsidan 81.2 USA iyo 1.2 UK shrikada Cambridge Analytica ayaa sheegtey in xogta loo adeegsaday si dadban waxana la tiray sandka 2015 mar kii la adeegsday kadib sida aan ku helnay amar.
mr. Marka Zuckerberg ayaa waxaa uu diray kulan dhanka siyaasiyinta USA in uu ku metelo Sheryl Sandberg oo ah madaxa hoowlgalada shirkada oo dhanka siysadana u qaabilsan. masuulka shirkada Mark Zuckerberg ayaa hortagi doon aqalakasare USA maalmaha soo socda. sidoo kale madaxada gudiyaada xisbiyada jamuujirga iyo dimuqradiga Greg Walden iyo Frank Pallone Jr ayaa kutalod bixiyeen in kulanka iyo dhageesadka uu muhiim u yahay shirkada facebuuga si loo helo maclumad ku sabsan dadka macmiisha



