Macalimiin Kumbuyuuter oo 23 luqadood ku hadlikara

admin
1 Min Read

Magaalda Tampere Kuunfurta Dalka Finland kutaal ayaa waxaa ku soo badanaya adeegsiga kumbiyuterada sida dadka oo kale u shaqeeye. robtyadan oo ah ku wo casri ah ayaa waxaa  loo diyaargarye dhanka waxbrashada caruurta oo ay macalin u yahiin. qimeeyno la sameey waxaa soo sareeyn in Robt Elias uu ayahay mid ku fiican dhanka waxbarashada iyo wadashaqeynta ardyada inta galaka lagu jiro.

robotkan ayaa awoodo inuu  ku hadlo 23 luqadood oo kala duwan. waxaana uu  awood u leeyahay weeyndiinta  su’aalaha ardyada iyo aqoon isweerdarsiga. waxaana uu si hufan u mareeya glaska iyo cashrika inta xisada socot.  waxaa kale oo oo bar bar yaalo robot ovot oo ah isna mid sameynkara maqal iyo muqaal, sida xisabta uu si fiican caruurta uga baran kara

hadaba arinkan ayaa noqday mid aduunka si weeyn looga soo dhoweeye. bale su’aasha  ka soo bexeysa meesha aya ah in ay waxyeelo spp gaarto suuqa shaqalaha aduunka  hadii mashinada sida dadka oo kale u shqeye loo adegsada dhinacyo badan. mashiinada ayaa markii hore waxaa ay qaban jireeyn shaqooyinka culus oo dadka banii’aadmakaa dhibaya sida wershadah birta, wadoyinka tareenada iyo kaawooyinka oo ah shaqoyin adag.

Share This Article