Alshabaab ayaa werar xoogan ku qaaday Hotelka weeyn ee Al jazira oo kuyaala inta u dhaxeeysa xarunta qaramada midoobneey iyo eeraboorka muqdisho. Weerarkaan ayaa ah mid loo adeegsaday gaari isqarxiay kas oo ay ka buuxeeyn walaxaha qarxa.
Waxaa ay aheed galab casir markii qarax aad u weeyn uu gilgalay magalada muqdisho kaas oo laga maqlaya dhamaan degmooyinka 17 ah ay ka koobantahay casimada Somalia. Uura xoogan ayaa circa isku shubtay kadina waxaan ka dhacay jooga sidaas waxaa yiri nin ka agdhowaa meesha qaraxa ka dhacay
Inkastoo qaraxan uu aad u weeyna hadana dhawaciisa ayaa badnaa. Waxaana ku dhaawacamay dad 40 qofood gaaraaya iyo dhimashada 17 qofood . Intooda badan aha dad deris la ah hotelka degnaa xaafada kaluunka iyo agagarka laamiga UN ka
Qaraxan ayaa loo isticmalay gaari dayno ah oo lagu soo raray jiingado iyo alaab dad guuraya camal asigoo soo dhexmar xaafada bangaariyo oo aheeyd goob dad beryahan ay ka socdeeyn burburin dadka deganaa dhulka doowlada wasaarada maaliyad Bangaariya. Gaarigaan ayaa soo dhex maray cidanka asigoo iska dhigay gaar dad guurya alaabtoda wada



