Jihaad doonka John oo ka baxsaday ISIS

admin
1 Min Read

Dilaagaweeyn ee Jabhada Islamiga ISIS ninka la magic baxa Jihadi Joon oo magaciisa saxda uu yahay Mohammed Emwazi ayaa waxaa u ku soo can baxay aragax gelinta dadka asigoo soo dhigay barha internetka muqaalo sawiro iyo filim ah oo mujinyaa dad reer galbeed oo ahaa suxufiyiin iyo kuw mutadawaciin arimaha gargaarka ka shaqeeyo
Mohammed Emwazi ayaa waxaa uu ku soo barbaaray waxan ku soo bartay dalka Ingiriiska halkaas uu. Ciidan USA iyo Biritishka ku suan dalka Ciraaq ayaa sheegeey in ISIS aysan wax qiima ah uusan u gu fadhin ay na macquultahay in qudha ka jaraan
Dadka waxa odorosa ayaa waxaa ay leeyahiin ninkaan waxaa uu ku dambeeyndoonaa sida Abu Mansur Amerikya oo ahaa nin Ajnabi Alshababka Somalia ka dagaalmo saarkiisha ugu sarsareeysa ka midnoqday kaas ugu danmbeeyntii gacantooda ay ku dileeyn

Share This Article