DAADADKA ROOB BELEDWEYNE

Abdullahi
4 Min Read

Magaalda Beledweye hadeer waxaa sameeyn xoogan ku yeeshay roobka kaa oo sabaabay daadad xoogan oo anan ka yareeyn kii hore. Inkasto ay muqato xooga magaalada in aanay aheyn sidii kalkii hore dadka ay ku dhuufteyn biyo baxo xoogan oo ka timid roob iyo wabige oo butaacay. Dhaqale xoogan oo ay ku yabooheyn shacab iyo dowalada dhexe waxa muqato in aanan wax badan laga qadab ka hortaga masiibada daadka eek u soo noqnoqota halkaan. Maamulka ka arimiyo Hirshabele iyo maamulka gobolka waxaa lagu dhalilaya in goonta ay ku noolayhiin bad baadaded wax badan ka qaban. Iskaba daa magaaloyin ka fog oo gobolka ku yaalo. Eedeemoyo soo baxaya ayaa sheegaye in dhaqala sandkii hore la lunsaday ama anan sida ku haboon loo mareeyn. Maamulka oo ka jawabey ayaa sheegey in dhaqalaha sandkii hore ay qar kamid ah keey ahaan u hayaan oo ay rajeynayan in ay wax ka qabtan waqtiyada soosocdo. Sida dhibkan hada soo labtay sanadkan 2020. Dalka somaliya oo ah mid ay maraan labo wabi oo kala ah shabeele iyo jubo kuwoo maro gobolada goofureed halkaa oo ah dhulbeeradka ugu badan dalka somaliyed uu leeyah. Dadka ku nool degaanda webiyada ay maraan waxaa deris ay lanqodeeyn masiibooyin soo noq noqoda.Daad wabiga oo ku soo butaaco magaalooyinka, degmoyinka iyo tuulooyinka melaha wabiyada ay maraan ayaa ah mid sababta qasaare u badan dhaqaale iyo nolol. Xaladaha ugu daran waxaa ay soo martay magaalda Beledeweyne mudo bilo ka hore sandkii lasoo dhaafay 2019. Halkaa oo lagu tilmamayay masiibo xoogan oo banii aadaminimo.Dowlada gobledka hirshabele iyo dowlada federaalka somaliyed ayaa gunta u xirtay samata bixinta dadka iyo duunyada halka ay waxyelada kasoo gaartay rooboka. Arinkaan ayaa waxaa iska kashada shacbiga, hayadaha gargaarka, dowlad goboledyada iyo dowlada dhexe somaliya. Waxana suurtagashay in dadka iyo duunyada inteeda badan la badbaadiyeNasiib daro waxaa ah, in aanan la sameynin qorshe ka fog gurmad deg deg lala gaaro dadka iyo duunyada. Waxaa mesh aka maqneed qorshaha fog ee badbadinta magaalada beledweyne. Taas oo weli hooy u ah daadad ku soo faafa magaalda gaar ahaam marka roobab xoogan ay d’an ama wabige uu keeno biyo badan oo ka soo burqada dhanka etobiyoBeledweyne waa caasimada gobolka Hiiran iyo magaalada labad maamul goboledka hirshabele. Waxaa ka dhashay am aka soo jeedo in badan oo kamid ah dadka dalka ugu caansan. Siyaasiyiin, fanaano, ciyaaryahano, ganacsato iyo aqoonayahano. Nasiib daro magalada Beledweyen waxaa ay weeysa dad si sax ah ugu kaco kana bad baadiyo masiibadan hoyiga ka dhigatayDhalinyarada wax bartay ee reer hiiran ama Beledweyne oo beelo kala duwan kasoo jeedoo waxaa ay ku kala faafsanayhahiin magaaloyinka dadka somaliyed ay ku noolayahiin gaar ahaan magalada muqdishu casimada dalka. Waxaa fiicanaan laheeyd in aqonayahanka reer Beledweyne ay u kacan in ay sameyan gudig bab baadin kaa oo ka shaqeyo qorshaha fog ee magaaladaWaxa hubaal in ay jiran kumaan dhalinyaro leh aqoon ka badan mida ay u bahaantahay badbaada magaalda Beledweyne. Waxaana fiican in dhalinyarada ay sameystaan shebeked ay ku mideysan taas oo lagu saleeyo xirfad iyo aqoonta qofkasto oo ka midnoqonaya iyada oo anan la eegin qabiil iyo jufo. Waxaa ka midnoqon kara xirfadleyasha muhiimka u howshan bad baadinta Beledweyne
Injineer, Maamuliyaal, Dhaqaleyahan, Cafimaadka, Tiknooljiyada, Gaadiidka qeeybahiisa kaladuiwan iyo hal abuureyaal. Intan oo ku midoba si daacad ah oo ay ka wada go’antahay bab baada Magalada Beletweyne waxaa ay horseedikarta ka hortag dhibatada daadaka 50%. Taas oo bilwaga guusha.

Share This Article