baaritaano ku saabsan qarax xarunta UNDP somalia

baaritaanoo dheeri ayaa socdo kuwaa oo lagu baarayo cida ka dambeeyse qaraxii bomb ee ka dhacay xarunta UNDP somalia garash baabuurta lagu xareeyo 4 Janayo 2017. qaraxan ayaa ah mid waxyeelo maal iyo naf sababay

ku dhowaad 3 qofood ayaa ku dhaawaca midka mid ah magacisa lagu sheegay maxamed ciise uu aad u daranyahy.  2 kalena waxaa ay ka trsanayaa ilaalda Dugug enterpersie secucirty oo ilaalo qaas UN ka u shaqeeyo dhanka sugitaanka amaanka

baaritanada ayaa waxaa ay hosreedeeyn xiritaanka shaqaale iyo saraakiil sar sare oo ilaalada UN xaruntiisa muqdishu. waxaana ay wararka shegayaan in qaar kamid ilaada iyo saraakish UN loo taxaabay xabsiga iyadoo ay socoto baritaano dheeri hoowshas ku wajan

lama xaqiijinkaro sida uu ku dhacay qaraxa iyo sida loo soo abaabuay sababtoo goobta qaraxa ka dhacay  waa garashka weeyn gadiidka UN lagu barkimo.

ma ahan markii ugu horeeyse qarax lala beegsado xarunta UN ka ee somalia agaagaarka eriboorka Muqdishu  Xaafada buulaxuubeey halkaa sanadadii lasoo dhaafay dhoowr jeer la wareeray

 

Mr. Abdullahi

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY