Donlad Turamp madaxweynaha dalka mareeykanka ayaa si rasmi xafiiska ula wareegay. waxaana la dhaariye 20 january 2017 oo u ah maalin taariiqi ah. waxaana xaflada kasoo qeeybgalay madax iyo martisharaf kaladuwan. dadkii halka ka hadlay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha xilkiisa dhamadey brak Obama oo u mahadceliyey dadka Ameriak sida fiican ay u doorteeyn misana ula shaqeeyeen. waxaa uu yiri waxaan ahaa isbedel doon waana adinka mida ii surtagelisay, ma ahan aniga.
Turamp oo hadlay ayaa isna halkaa ka jeediye qudbad dheer oo wax badan ka duwan tii hore. taa oo aheeyd. aniga waxaan ahay madaxweyen awooda shacbiga la wadaagi doono. awooda talada dalka Amerika oo ku koobnaan jirty dad yar iyo Washinton DC oo qura. hada dadka ayaan soo dhex dhigaya. adinka shacbiga ayaa go’aanada lahaandoon.
waxaan ku dadaalayaa inaan urmeey riyada iyo hamiga raga iyo dumarka Amerikanka ah. waxaa soo xaqiijindonaa xaduudada dalka, dhaqalaha, amaanka iyo xiriirka caalamka oo hadeer mid xun ah. waxaana uu mujiyeye hadalo wadiniyad ku dheehan. waxbadan ka duwan Decmoqradiya dalka america.
mudaaharadyo goos goos ah ayaa ka socdaan dalka Amarika ilaa shalay xiliga dhaarinta turamp kuwaa looga soo horjeedo madaxweyne turamp. dadka amerika oo ku jahawareersan siysada kala nooc nooca uu ninkaa wato ayaa waxaa ay bilaabeeyn ineey qaarkamid ah ay muujiyaan cabashooyin. wadooyinka waaweeyn qaar baa wadoyinka waaga ugu baryey dibad baxa cabasho ka dhan turmp.
dadka siysada odorosa ayaa saadaalinyaa in uu dhici doono isbedel balse nuuca uu noqon doono iyo cawaaqibtiisa lama saadalinkaro. ninkaa hadaladasiisa waa kuwo aan la fasirikarin marba meel u socda. lakiin xaqiiqda waxaa ay tahay in dalka iyo siyaasada Amerika uu ku dhacay isbedel kaa laga dhoowri doono natiijadiisa



