Gabadha Meykal Jaksan oo ka hadashay dhibaayin kaladuwan

admin
2 Min Read

 

paris jackson oo ah gabadh uu dhalay heesaga caanka Meykal Jaksan oo geeriyooday 2009 kadib markii dawoda suuxtinta lagu sumeeye. gabadhan oo marka aabaheed uu dhintay ay aheed 11 jir ayaa waxaa ay sheegtay in aabaheed si ulakac loodilay. yana dilkisa iska kaashadeeyn dad badan oo daneeynaye dhimashada abaheeda.

gabadhan ayaa dalbatay cadaalad in la horkeena dhamaan dadka ku lugta lahaa dilka aabaheeda.  waxaa kale oo ay sheegtay in aabaheeda uu la wadagaay xog ah in mar uun ay dilidoonaan kuwa cadwa ku ah oo dabajoogo.  si la mid, iyana xaaskiis hore ayaa sheegty in uu meykla u shegay iney jiraan qataro dil ka dhan

paris waxa kale oo ay shegtay in kufi loo geeyste xiligii dada 14 jirka. arinkaa oo ahaa dhacdo xanuun badan oo maskaxdeeyd ku dahsoonaa mudo dheer oo aan weligeey qofkale la wadaagin. waxaa kale oo tiri waxaan qof  ku soo koray nolo adaga oo ay hareeysay waxyeelo jireed iyo maskaxeed.

waxaakale oo ay tiri waxaa jiraan dad waaweeyn oo waxyabo xun igu sameye xiligii aan yaraa oo aan ahaa gabar yar kana muuqaal iyo qurxoon gabdha faceeda ah. waxaa isoo maray xaalado adag oo aan xitaa ku firkiray inaan nolosha ku fashilmay oo aan isku dayay inaan is dilo.

nolosheyada waxaa soo kabatay sanadadii ugu dambeey oo aan ku biray Utah school aniga oo kas hamaya nolashii hore waxaana noqday qof hami iyo dareeyn leh. qof shidan oo aan caadi aheeyn

 

Share This Article