Senator ka mid ah aqalka sare dalka Mareykan kanamid ah gudiga dhanka ciidanka sentka u qaabilsan ayaa gaashaanka u daruuray in dib loo soo celiy jirdil ka dhan ah maxabiistaa. senitorkan oo ka jawabaya dukumiti qabyo qoraalk uu Madaxweyne turamp lu donaya in dib loo yagleel xabsiyo ka baxsan ciidanka dalka Amerika oo lagu sameynkaro jirdil ka dhan dagaalyahanada argagaxisad iyo kuwa aduunka dhibka ku hayaa.
Turamp ayaa yiri marka aad argato waxaa ay samenayaa dagaal yahadnad aan sharciga aheeyn sida ISIS iyo kuwo kale oo dilaaya dad kirishtaan ah misan qoorta ka jarayaa. hadan sawiro iyo fiidiyow muqaal lagaqadayo aduunka lagu faafinaya sababatana ay tahay in loo dhibateye kirishtanimadooda. maxaa ina xariman inaka. muxusa dhibikaraa jirdil.
waxaan balanqadayaa in dib loofur xabsiyo dagalyahanada lagu xiro sida kuwii hore looxiray oo ah xabsiyo qarsoodi oo aan sharciyeysnen.
arinkaan ayaa waxaa jawaab aan waabasho laheey ka bixiye Senator John McCain oo ah xildhibaan aqalka sare iyo xubin gudiga arimaha ciidanka u qabilsan aqalka sare ayaa yriri. Maxaweyne Turamp waxaa uu rabo wuu qorsheeyn karaa wuuna saxiixikaraa lakiin sharciga iyo awooda saxda ah.
Senator John oo laga soo doortaa Arisona ayaa ah shaqsi askari soo dhedhemiya nolosha maxbiisnimo 1973 isgaa 6 san ku xirnaa dalka Viitnam xiliga dagaalka uu socday. waxaana hadeer uu olaleya xaquuqda dadka maxabiista.



