muranka telfoonada madaxada dalka Amerika

 

dadka aduunka ku nool in badan oo ka mid ayaa waxaa isticmaal telfonada gacanata lagu qaato waana alado muhiim u ah nolosha casriga maanta la joogo. haba ugu horeyaan dadka ilbaxada, hantileyaash iyo madaxa adeegsida telfonad gacanta.

dalka mareykan waxaa jirta dood soo jireeyn  dhanka telfonada ay qaataan madaxad dalkaa.  hayada sirdoonka mareykna ayaa kadeerisay amaanka sirta xafiiska maxadweyne Turamp taa oo ka imaneeysa isticmlaaka Samsung Glaxy uu  isticmalo madaxeywnaha dalka armerika.

sirdoonka ayaa waxaa ay mujiyeen walaac ay kaqaqabaan telfoonka duqowe uu wato madaxweyne Turamp oo  u nugul in la jabsdo sirtna laga xado. waxaa ay marar badan ku soo ceceliyeen in arinkaan waxa laga bedelo

ma ahan markii ugu horeye muran dhanka telfonada uu dhexmaro sirdoonka Amerika iyo madaxda dalka. waxaa ay aheed xiligii taliska obamo oo ay sirdoonka  walaac ka mujiyeen telfoonka Obama oo ah blackberry ay ku shegeeyn inuu ah mid dugow macqultahay in la jabsada. balse Obama oo dagaal dheer u galay dooqiisa aya ku guleystay isticmaalka telfoonak uu sida weeyn u jecelyhy oo blackberryiga ah

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY