Deeq Waxbrasho dadka naafada Somaliyed 2020

Machadka tababarada tiknooljiyada iyo saxaafada SODME oo dadka naafada u balan qaday fursado qaali ah ay ku barankaraa computerka iyo saxafada.

Machadka ayaa dadka naafad baridoono aqoon iyo xirafado casri oo ay noloshooda ku mareeyaan Agasimaha Machadka ayaa ku deeqay 10 qof oo naafo in sanadkasta ay siiyaan deeq waxbrasho iyo xirfad baris dhanka tiknolojiyada iyo saxfaada koorsoyiin gaaban iyo kuwo dhexe  si looga faa’iideysto kartida iyo maskaxada dadka naafada.

Agaasimaha ay sii raciye hadalkiisa in dadka naafada ay u bahanyahiin maalgelin dhanka aqoonta iyo xirfada si ay bulshada door fiican uga qeeyb qaataan nolosh, dhaqaalaha iyo siyaasada Cidkasta oo daneeyneyso waxaa la soo xiriirirkaan

Maxamed Xasan shaaciye 0618226648

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY