
Dadka naafada ayaa waxaa ay walaac xoogan ka mujinayaan sharciga doorashoyinka in ay san ku laheyn wax matelaad iyo xaquuqduuda mujinaya. Sharcigan ayaa horyaal baarlamnaka golaha shacabka waxaan u ku socda aqrinta sedexaad oo noqonkarta mid u dambeysa oo lagu ansaxiyo maalmaha soo socod
Qaar ka mid dadka u ololeyo xaquuqda naafada oo ka hadalya cabashadooda ayaa sheegey in aad uga xunayhiin in sharciga doorashada uu nqoday mid dad qaas u adeego oo aysan dadka naafada ku laheyn wax muqaal iyo metelaad dorashyinka xildhibanda iyo madaxanimo dalka somaliyed
Dadka naafada ayaa fariin u diraya gudoonka labada aqal baarlamanka, gudoga loo xilsaray talbixinta sharciga doorashoyinka, gudigga madaxa banana doorashooyinka, gudoonka labada aqala, reysula wasraha iyo madaxweynaha jamhuriyada federaalka somaliyed in dhowaraan xaqa iyo xaquuqda muwadiniinta naafada
Waxa kale oo ay codsanayaan in la dhowro darstuurka dalka iyo sahrciga caalamiga xaquudad dadka naafada oo ah kuwo dhowrayda xaquuda muwaadinka iyo mida dadka naafada ah
Dadka naafada ayaa aad uga xumaday in qodobo hore ugu qornaa sharciga la tiray kuwaa lagu xusay dadka naafada.



