
Cod bixin xil ka qaasi taarikhi oo ka dhacday dalka amerika taas oo ay Aqalka hoose dalka Amerika ay u codeeyeen mooshin ay keneeyn xildhibaano ka tirsan xisbiga dimuqradiga oo awood aqalbiyad ku leh Aqalka hoose dalka Amerika mooshinkan oo la keney 13 november sanadkan ayaa Codbixintiisa ay dhacday 18 Decmber 2019
waxaana mooshinka haa ku codeeye 229 xildhibaan halka maya ay ku codeyeen 198. Aqalka hoose ee dalka Amerika waxaa aqlabiyad ku heeysta xisbiga dimuqradigga halka Aqalka sare ee dalka amerika ay aqlabiyada ku leyaahin xisbiga jamhuriga oo madaxweyne trump ka tirsayan.
Madaxweyne turmap ayaa lagu eedey jabinta qodkbaka 73 dasturkaAmerika oo ah awood si qaldan u isticmlaida taas oo ay ka midtahay cadaadis uu ku saray dowlada Ukrin barintaan lagu sameeye Joe Biden oo ah mucardka dalkaas. Iyo is hortaag baaritaan lagu sameyo hananka dorashada dalka mareykanka 2016 oo lagu edey in Rushka uu lug ku yeeshay guusha Maxadwene Turamp.
Iyo is hortaag 391 milyan oo deeq dhanka amaanka oo lagu talagalay in lagu cabiyo dagaalyahanada hubeysan oo uu rushka Taageero ee dalka Ukrine.
Miitj Maknel Hogaamiyaha garabka rebablikanka ee Aqalka sare dalka Amerika aya sheegey in ay gaashanka u daruuri doonaan waxkasta oo isku day ah oo xilga looga xayuubinaya madaxeyne turaam.
Maxadweyne xilkiisa dooda kujirto oo saxaafada la hadlay ayaa yiri waa olole siyaasadeed oo la donaayo in lagu wiiqo sumacadeyda iyo guusha tartanka doorshada madaxnimo 2020 ee dalka amerika.
Dadka siyaasada falanqeeye ee dalka amerika ayaa ka dareeyrinaya qilaafka soo dhex galay labada aqal ee dalka amerika.
Taas oo laga baqayo in dhaawac gaarsiiso siyaasada dalka Amerika. Waxaa kale oo ay rajo xumo ka mujinayaan musqtaqbalka madaxweyna dalka amemerika turaam guusha doorashada soo socoto 2020.
Ma ahan markii ugu horeyse tariiqda dalka amerika oo xil kaqadis lagu smeyo madaxweyne waxaa hore xilka looga qaaday laba madaxweyne oo kale.



