
Mudo laga joogo 4 bilood in ka badan ayaa dalka shiinaha lagu arkay cudur lagu mgac daray COVID 19 kaas oo markiisi hore la shqqgay in uu ka soo bilwaday Magalada Waahuun dalka shinaha. Halkaas laga diiwangeliye kiisaskii ugu horey la xaqijyo dad qabao cudurka
Cudurkan qatarta COVID 19 ayaa mid caabuq ku dhaco xubanha neef mareeynka kaas oo sababo xumad xoogan oo joogto ah, qunfac iyo hindhisyo xooga iyo hoos u dhaca difaaca jirka qofka cudurkan uu aasoobo. Cudurkan COVID 19 waxaa lagu kalaqada siyaabo badan oo kala duwan
Talooyinka u gumuhiimsan ee loo adegsan karo sida looga badbadikaro cudurkan ayaa ah ka hort. In cudurkan laga hortago faafidiisa iyo kororka viruska dhaliyo caabuqan oo ah mid waxyeelo xoogan u geesta sambada, dhuunta iyo cunaha. Dhamaan xubnaha neefmareeynka
Dalka shiinaha cudarkan ayaa asibay dadkii ugu badnaay oo lagu qiyaasay in kabadan 10 kun oo qofood bukaan iyo dhimasha inka badan kun qof oo u dhintay cudurka COVID 19 . Oo ay kujiran tiro dhaqaatiir oo kaqaday daryeelka bukaanda
Cudurka COVID 19 .ayaa beeg saday bulshada oo dhan balse waxaa lashegaa in u nugulayhiin dadka wayeelka, bukaanda iyo dadka difaaca jirkooda liito. Dadkan ayaa waxaa ak mid ay wayeelka dadooda kor u dhaafto 50 sano, bukanda qabo xanuunada mudada dheer lala nolada sida sonkorta, dhiig karka iyoo kansarka oo ah kuw sahla hanashada cudurkan
cudurkan ayaa ku faafay in kabadan 15 dal oo laga soo sheegey 150000 oo kiis, iyo dhimasho ku dhow 6000 oo qofood. dalka shinaha ayaa noqday midka ugu badan halka talyaniga uu noqday midka xiga. cudurkan aya hada ku sii bahaya qaradah Asia, Amerika, Europe iyo melo kale. qarada afirka waxaa laga shegey kiisa kooban iyo faafid hoose ee cudurka COVID 19 ka lagu magacabo
Talooyinka ugu wacayn bulshada dhexdeeda aya ah
- Joojinta dhaqaaqa, safarka iyo booqashooyinka aan muhiimka aheyn
- Adeesiga cunto, cabitaan iyo daawooyinka ka hortagikara hos u dhaca difaaca jirkada
- Nadaafad joogto ah. Dhaqida gacmaha iyo adeegsiga waxlaha jirka iyo gacma asturo
- Ka fogoow qufaca, hindhisyada iyo marmarka faraha aad ku sameynkarto indhaha, sanka iyo afka
- Ku dadaal waxaksto oo dilikara nolaha ilimaqabtaha viruska CODIV 19
Dhaman bulshada somaliyed waxaa la farayaa in cudurkan uu halis xoogan ku hayo aduunka o idil. Dalka somaliyed laga iclamiye in laga helay halkiis oo la shegey in uu ah qof kaso degey garoonka aden abbdule international.
Madaxa ugu sareysa dalka. Wasiirka gadiidka circa, wasiirka caafimadka, reysul wasraha iyo madaxweynah jamhuriyada federalka somaliyed oo ka taxdaraya bulshada somaliyed waa ay ku dhaqwaqeyn in dalka somaliya laga helaya cudrka COVID 19. Taas oo sababtay in la fasaxo shaqaaha, ardayda iyo dhaman isu imatinada aan muhiimka aheyd
Hayada caafimadak aduunka oo baritano xoogan ku sameyse xallada CODIV 19 ee laga soo shegey dalka somaliya ayaa dib ka soo xaqijisay in somaliya uu san karjir cudurka CODIV 19 kadib markii alga waye bukan shakiga looga qabay cudurka COVID 19



