Hay’ada EISA oo soo gaba gabeyse tababar loo qabtay dadka naafada somaliyed

Abdullahi
1 Min Read

Hay’ada EISA xafiskeda somaliyed ayaa soo gabgabey labo maalin tababar ururada dadka naafada iyo naafada ku dhaqan magaalda Galkacyo Galmudug federal state malinta 1aad waxanaka halka lagu bartay dadka ka soo qeeyb bgalay xaquuqda dadka naafada ay leyahiin iyo xeerka caalmiga xaquuqda naafad aduunka ee qaramda midobay kaa oo ay dowlada somaliyed ansaxisay sandka 2019

Maalinta labaada daka kaso oqeeyb galay tababarkan ayaa ay ku barteeyn  cilmiga doorashoyinka iyo sida loo mareeyo doorshada qeeybaheeda kaladuwan iyo xaqa ay dadka naafada u leyahiin in ay ka qeeyb galaan dorashoyinka kala duwan ee dalka ka dhacao.

Dadkii ka soo qeeyb galay ayaa si weeyn u soo dhoweye tababarka iayaka oo sheegey in waxabdan ka abrteyn cashirka labada malin ay qateeyn. Somaliya ayaa waxaa ku nool dad badan oo naafo kuwaa oo anan ka qeeyb gelin dorashoyinka kaladuwan ee dalka ka dhaca

Hayada EISA oo ka shaqeeys wadama badan ayaa u istagtay awoodsiinta dadka naafada iyada tababaro joogto u bilwaday ururada iyo bulshada naafada si ay u ogadan xaqa iyo xaquuqda muwaadinka somaliyedu leyahay ka qeeyb galka dorshada  qeeybaheeda kaladuwan

Share This Article