Siyaasada Etoobiyada Cusub ee geeska afrika

admin
2 Min Read

reeysul wasaare Abiy Ahmed ayaa wxaa kulan uu laqaatay wasiirka arimaha dibada dowlada Eriteriya Osman Slaha oo ah xukumad ka go’aday dalka etobiya oo ayna ka dhexeyaan dagaal siyasaadeed iyo mid xuduuda. waxaana uu reysul wasraare Abiy Ahmed uu ka mujiay kulana sida ay u daneynayaan soo ceelinta xiirka dalka eriteriya iyo tirtirad cadaawada fosha xun labada dal dhexmartay.

reysul wasrade Abiy oo la hadlaya dadka Etobiya aa yiri waxaad u diyargarowdan safar aan ku aadno dalka erteriya halkaa oo aan kaga qeeyb galidoono xaflad ka dhici doonto dalka Erteriya. waxaana uGu baqaay fanaaniita iyo saxaafada iney u diyargarban adeegsiga diyarda Etobiyya airline oo shararked inta badan ay dowlada iibin doonto si ay shacbiga wax uGu yeeshaan ganacsiyada waa weeyn ay dowlada gacanta ku heyso.

dowlada Etobiya uu horkacayo reysul wasaare Abiy Ahmed oo ah hogaamiye da’yar ayaa waxaa isbedel ku sameye dhamaan siyaasada iyo hogaanka dalka Etobiya oo ah mid xukuna uu gacanta uGu jiray dad qaas ah. hogamiyaha cusub ee dalka Etobiya ayaa waxaa wax ka bedel ku sameye inta badan waxbaya ku dhisan si aan cadaalad ku saleysneyn sida Golaha wasiirada,  talsika ciidanka iyo hayada dowlada oo ahaa kuw dad qaas gacanta uGu jiray.

dhanka ciidanka waxaa uu xilka qaaday in ka badan 30 taliye ciidanka uGu sareeya isaga oo ku bedely  saraakill isku dhaf arintaan oo ay soo dhoweyen shacbiga dalka etobiya oo ka dalaacada caburiska xukunkii kali taliska ah dalka hore uga ariminjirey iyo xukumadii ka danbeye. waxaa kale ay wax ka qabatay xukumada nidaamka goblada iyo xadudada gobolad oo ah kuwo ay muran ka jireyn. waxana ay balan qaaday in qolokast ay xaq u lahaandoonto maamulkeda

 

 

Share This Article