Madaxweynaha dalka Neeyjeriya oo amaray fargalin ciidan in lagu sameya xisada ka dhex oogan beraleyda iyo xoladhaqatada

admin
2 Min Read

xisadaha coladeed u dhexeye beeraleyda qabiilka  Berom  iyo xoola dhaqatada  qabiilka Fulani xiisadan oo faraha ka baxaday ayaa sameeyn xoogan kuyeeltay dhaq dhaqaaqa iyo noloshada ku dhaqan deeganada  xafadaha Xlands, Gindin Akwati, Nghar, Kura falls and Kakuruk   degmada  Gashish district  goobolka Barkin Ladi.  qaraha ayaa gaaray mid aad ugasareya sida ay dowlada qiyaastay waxana la shageyaa in dhimashada ay gaareyso 150 qofood oo u badan beeraley kuwa oo lagu tauhmay iney laayeen xoola dhaqatada, iyo burburinta in kabadan 100 guri,  gadiid baabuur 2 xabo ah iyo mootooyin 15 kor u dhaafaya

madaxweynaha dalka Neyjirya oo daneynaya in xiisada la dejiyo ayaa amar ku bixiye in arinta lagusameyo faragelin ciidan oo ay halka gaaraan ciidanka qalabkasida  si ay u kala diraan koxaha u abaabulan qaska iyo dhilka dadka shacbiga.  madaxweynaha oo lahadlaya saxfada gudaha ayaa sheegay in aan loo dulqadan Karin dhimashada dadka iyo burburka hantidooda. waxana la horkenidoon cidkasta oo ka dambeyse arinkaan sharciga hortiisa

dadka neeyjiriya oo ka soo kabanayaa coladahii dhiiga badan ku daatay kooxda boko xaraam ay ka wadeyn qeeyb kamid ah dalka Neeyjiriya. mar labaad waxa dadka soo foodsaarty colaado beeleedyo ku slaeyna dhaqaale iyo qeeyraadka dabiiciga. tani waxa ay qeeyb ka tahay qorsha xumada dowlada oo aan mareeynkarin qeeyradka dhulka, biayha iyo  daaqsinta u dhexeya beeraleyda iyo xoolodhaqatada

 

Share This Article