WARSAXAAFADEEDKA DADKA NAAFADA

Ujeedo: Cabasho

Isniin 02/07/2018  Dadka naafada Soomaaliyeed waxaa ay fariin cabasho ah u dirayaan labada aqal baarlamaanka, golaha wasiirada,  xeerilaaliyaha, maxkamada sare iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliyeed.

Dadka naafada waxa ay cabasho kayihiin awood sheegashada, duudsiinta xaquuqda dadka naafadaiyo  horistaaga masiirka dadka naafada ee ay waddo wasaaradda haweenka iyo xaquuqulinsaanka.

  1. Waxaankadigeeynaa in masiirka iyo arimahadadka naafada la marinhabaabiyo iyaado la sameynayo hindise sharciyeed aayaha dadka naafada horistaagayo
  2. .Waxaan cadeeyneeynaa in hindisesharciyeedkaan ay wadaan dadkiifashilyey commishin-kaxaquuqulinsaanka kuwaa oo sameeyey musuqmaasuq ka dhan ah xubinta dadka naafada ay kulahaayeen gudiga madaxabanaan xaquuqul insaanka
  3.  Waxaanbaaq u direynaa xildhibaanada qaran eelabadaaqal in ay sharciga ay la dhumaneyso midka maid ah wasaaradaha ku wasaarada kucaan baxay tacadiga iyo handadaada dadka naafadaah.
  4. Dadka naafada waxaa ay walaac xoogan ka qabaan hindise sharciyaadka ayaga aan lalawadaagin. ay la dhuumaneyso wasaarad daxaquuqul insaanka
  5. Dadka naafada oo tiro xooggan ka ah bulshada dhexddeeda oo aan hadana laheeyn matelaadd owladeed, iyo matelaad dastuur oo ay baarlamaanada Soomaaliyeed kaga mid yihiin, waxa ay xaq u leeyihiin in ay helaan wasaarad, hay’ad, guddiiyo, golo awood buuxdo uleh mataladadka naafada ah.

 

 Dowlada Madaxda uu kayahay Mudane, Maxamed CabdulahiFarmaajo waxaan u sheegeeynaa in aysand adkanaafada  ku soo kordhin dhibaato iyo caqabad haddiiaysan wax u qaban Karin.

 

 

 

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY