Shirkad Laga leyahay dalka Iceland oo lagu eeday ugaarsiga Nibiriga baluuga ah

maamulaha shirkada Hvalur  ninka lagu magacabo  Kristján Loftsson oo ah maal qabeeyn ayaa lagu soo eedey ugaarsiga nibiriga baluuga oo ah aduunka laga xarimay in la dabto mudo tobaneyo sano ah.  shirkadan ayaa soo qabatay nibir baluuga.

nibiriga ayaa  culeeyska yahay 200 tone dhererkiisa 30 itir.  shirkadan oo ku taala dalka Iceland ayaa kasoo qabay mel ka mid ah biyaha dalka oo lagu magacabo  Hvalfjordur.

sharciga ilaalinta waxyaabha dabiicaga ayaa xarimaya ugaarsiga nibiriga sandka 1978 ilaa iyo hadeer uu aduunka ka manuncanyhy. shrikadan ayaa ku dooday iney ogtahay xanibada ka saaran ugaarsiga nibirga bulga ah. balse waxan u malyna in midkaan uu yahay mid aan laheeyn midabka.  tirada xayawanka nuucan aduunka ku nool waxaa lagu qiyaasa 10 kun ilaa 25. taa oo munineeysa in uu yahay mid gabaabsi ah sii dabar go’aya.

sida cadiga nibiriga buluga ayaa aduunka ka sii dabar go’aye waxaana la saaray xaiyaar dhanka ugaarsiga aduunka oo dhan.

aduunka hilibka iyo saliida iyo lafaha nibiriga waa laga ganacsada waxaana loo adeegsada siyaabo kala duwan.  waxaana ainkan ku howlan shirkado waaweeyn oo ay u shaqeeyaan kumaan kun shaqaale ah.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY