Yaxaaska oo ku soo badanaya qarkamid Xeebaha Dalka engriiska

sida ay shegayaan xeeldheereyaal arimaha bada in ay Qatar ku soo wajahantahy dalka ingirksa xeebahiisa qaar ka mid ah  oo tira  badan yaxaas kala duwan.   xeeldheryaashan ayaa digniin u diray dadka tamashala iyo dabaasha u aada xeebaha dalka ingriiska qar kamid ah in ay jirto Qatar yaxaaska oo ku soo badnaya xebaha.

cilim baaris ay sameyse  shirkada Nat Geo WILD’s Sharkfest ayaa shaacisay in 11 nuuc oo ka mid ah yaxaaska qatarta ay dunida kusoo badnayaan. sida laga soo xigtay qabiirka lagu magacabo Dr Ken Collins in ka badan 10 milyan yaxas ayaa ku nool biayaha xeebaha dalka ingiriiska 100, 000 oo ka mid waa kuwa aadka u waweyn oo qatarta ah snadka 2050 biayaha dalka Ingiriiska waxaa ay noqon doonaan meesha uGu haboon oo laga ugaarsada yaxaska.

 

 

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY