daagalo ayaa ka dhex qarxay dadka xoolo dhaqatada iyo beeraleeyda deganka oyaqano Riyom, Barikin Ladi iyo Jos South areas dagaldan ayaa oo sababay dhimasho iyo dhaawaca oo dad shacbi oo u badan dhalinyarada degaanka dagalka uu ka bilwaday. taliaya cidanka saldhiga Beron Xafada layirahdo Undie Adie ayaa xaqiijiye dhimashada 86 qofood oo hal mar ku dhintay iyo dhaa waca dad 6 ka badna iyo inka badan 50 guri dab la qabadsiiye deganka rabshada ka socdan.
madaxweynaha dalka neeyjirya saxafada kala hadlay ayaa shacbiga ka codsaday ineey is dejiyaan oo ay dhoowraan xasiloonida dalka. Madaxada Maamul Plateau in ay ku soo rogeyn bandoow deganda dhibatada xoogan ay ka jiraan sida Riyom, Barikin Ladi iyo Jos South areas .
dhalinyaro careeysan ayaa wadoyinka leeysa goosha magaaloyinka dalka xanibad u geeysteeyn. arintan oo sababtay in uu ka xirmo isu socdaka gobolada dhexdeeda iyo magaaloyinka goobaha colaada ay sameynta ku yelatay.
xeeldheryasha siysada falanqeya ayaa shegeya in arinkan ay ka dhalatay oqrshaha dowlada ay ku doneyese beeqaaminta dhulka iyo qeeyradka taa oo ka midah ololaha doorashoyinka fooda inagu soo hayo. arintaa waxaa ay ka darnaan kartaa dagaalka Bokoharam oo ay ku dhinteeyn 20,000 qofood dadka badan. waxana ay noqdoontaa mid faraha ka baxada






