Shirka Singaouur USA iyo North Korea

admin
2 Min Read

mid ka mid ah shirarka taariiqa aduuna soo maraya ayaa isbuucan ka dhacay dalka Singapuur  halkaa ay ku keulmeeyn madaxada labadal oo  cadawad mudo dheer soo jirtay isu qabay. Madaxweynah dalka Mareykna Donald Turamp iyo Madaxweynaha dalka Waqoyiga kore. shirkaan ayaa looga gol lahaa in labada dal ay garaan heshiis taariiq ah.

kadib labo maalin oo ay kulamo joogto ah lahayeen wakiilada labada madaxweyna waxaa shirka  tooska uu qabsoomay shalay oo halkaa ay labada madaxweyne is dhaafsadeeyn eryao farxad iyo mahad celin ah. labada madaxweyne ayaa kala saxiixda wax lagu tilmaamay heshiis bilow ah oo u gogol xaari doono heshiis weeyn oo dhex mara labada dala soona afjaro colaada mudada dheer soo jirtay

madaxweyne turamp ayaa waxaa gelinkiihore shirka waxaa ka muuqday farxad iyo yidiilo uu ka qab shirka sida uu dhicidono balse  inta wada hadala ay scodeyn ayaa waxaa soo shacbaxye in fahmiwaa qodobada qaar kamid ah. waxaana arinka markasta fududeynaye wakiilalda labada dhinac. ugu dambeyntii waxaa messha kas soo baxa heshiis aan la hubin sida u meelmaridono.

dadka siysada odorosa waxaa ya shegeyna in  waxa ay kala saxiixdeyn labada madaxweyne ayna aheeyn heshiis dhaxal gal basle ay ayhiin wax lagu qancinayo dadka aduunka iyo shucuubtooda ay madaxada u ayhiin oo ka dhorwraye in shurka uu noqod mid mire dhal ah. kaa soo celinkara xiriirka labada dal.

dalalka Amerika iyo Waqiyi Kuriya ayaa waxaa dhextaalay colaad gaamurtay oo mud  dhee jirtay taa kasoo bilaawatay sandka 1952-1953 oo uu dhex maray dagaal qarar xulfoyinka duunka xilga dagaalka isku haye. hadaba arinka meesha ayaal ayaa ah ma noqon karaa shirkan 2018 mid xaliya colad lixdan iyo shan jirsatay  iyo sida ay macquul u tahay in ay katanasulan huba nugleerka sida dowalda Amerika ay daneyso.

Share This Article