Maamulka Gobolka Banaadir Afur Heersare Dadka Naafada la Qaatay

admin
4 Min Read

Maamulka Gobolka Banaadir madaxdisa uga sareeysa ayaa Afur iyo casha sharaf la yeeshay dadka naafada. afurkaan ayaa mid si heer sare loo soo abaabulay. waxaana kasoo qeeyb galay Afurka ayaa ka dhacay Hotel Jazira oo ah mid ka mid ah Hoteelada ugu heerka sareeye Maagalda muqdishu iyo dalka Somaliya five star

Afurka ayaa micnihiisu ah wadtashi dadka naafada uu maamulka gobolka banaadir la yeeshay dhanka arimaha dadka naafada iyo baahyahooda ku aadan maamulka gobolka Banadir adegyada uu bulsha u hayo.  dadka naafada ayaa waxaa talo wadaag iyo afkaaro ku wajahan arimaha naafada la wadaageyn Maamulka Gobolka Banaadir halkaoo maamulka qaateyn soo jeedimaha dadka naafada

waxyahaba laga hadalay waxaa ugu muhiimsanaa dhagoolyasho oo codsaday ka caawinta shirweynaha qaran dhaqolyasha somaliyed iyo taagerda iskullada dadka maqalka dhibo oo ku yaalo gobolka banaadir oo ah iskuul ay dhigtaan in ka badan 200 arday oo u bahan caawinad dhanka kirada, qalabka, iyo adega gaadiidka ardayda daabulo.

dadka arga la oo iayan ka hadaly dhibatooyinka ku qabaan wadooyinka iyo suuqyada oo ah goobo ay kala kulmaan xakbado iyo caqbadooyin badan ka hor istaaga gudashaoda howl maalmookda. iyo takulo lasiiyo iskulladaka iyo xaruma dadka indholaha ay waxkubarta oo ka dhisan gobolka

dadka naafada ayaa iyana ka hadlay caqabda takoorka iyo faquuqa ku dhisan oo ka dhanka ah dadaka naafada  gobaha gancasiga, waxbrasho iyo xafiisyada dowalda iyo hayadaha oo ah kuwo aan dadk naafada laga soo dhoweyn iyagoo dadka ilinka wardiye ay mararka qaar ula dhaqman six xun. dadka naafada aya ka hadlay dhibka ay ku qaban dhismaha wadoyinka cusb iyo boorarka xayeysinta wadoyinka laga dhos. dadka naafada ayaa codsaday taakulo xaruma dadka naafada waxka bartaan iyo dib dhiska machadka eeyn naafada qaranka

Agaasimaha Hoowlaha guud gobolka banadir mudane Fiidow ayaa hoosta ka xariiqay dalabka dadka naafaada ku aadan dhanka dhismaya wada ayna ixbedel muqda ka sameyn dono qorsheya cusub. waa inoo muhiim taladiin iyo afkarhiin ayu yiri. agasime fiido ayaa si cad ugu dhawaqay in golaha naafada qaranka uu yahay ururka sida saxda dadka naafada u metelo ayna la shaqeyn doonan. waxad tahiin madaxda dadka naafada oo mustqablaka kasoo qeeyb geli kara maamulka goblka gudoonka, agasinka, gudomiye degmoyinka, g waxeedyada iyo shaqalaha gobolka banadir

G/kuxigeyn Gobolka Banadir Basmo Caamir ayaa iyana mujisay dareeynkeda sida ay ugu farxsanathay in ay waqti la qaadata dadka naafada ayna maamlka balan qaadi doodanan soo dhoweynta dadka naafada iyo dardargelinta codsiyadood. waxaa kale oo aay xustay in gaobolka Banadir uu furnayhy dhaman bulshada ku dhaqan si isku mid ah loo txigelindoono. G/K Basmo ayaa goobta ka shaacisay yagleelida xafiiska isku dabaridka arimaha naafada oo ka shaqeyn doono horumarinta iyo daryelka dadka naafada

G/Gobolka Ahna Duqa Magalda mudane Cabdiraxman Yarisow ayaa mujieye dareynkiisa ku aadan dadka naafa ayaa yiri dadka naafada wey ku mahdsanyhiin aqblada Afurka iyo Kulanak aan u soo jeediney. waxxaa hader kadib jiri doono xafiska xiirka dadka naafada oo dardar gelindono dhaman bahiya dadka naafada ay qaban.

Share This Article