dowlada ciraaq ayaa xakun kuriday qaar kamid maxaabiista ISIS ee lagu qabtay weerarkii dhiiga badan ku daad maagalada Muusal. halka oo ay cidanka ciraaq hareereeyen kadibna ay la wareeygeyn gacankuheynteeda duuqeeymo xoogan iyo weeraro circa sanadkii lasoo dhaafa ilaa horaanta sanadka lagu ekeeye.
waxaa ka mid ah dadka maxabiisata la qabtay haweeyn boqolaal garayo oo ahaa xaasaska dagalyanahada ISIS kuwaa kakala yamid dalala badan. xukumada ciraaq ayaa xakun dil ah ku riday 40 kamid haweeynka boqoolaalka ah. kuwaa oo lagu sameyn doono dal dalaad iyo xabsi dheer.
guud ahaan dadka maxabiista laoo qabtay dagaalka muusal waxaa ay gaarayaan 20 000 oo qofood intooda badan shaki. waxaa ka mid ah ku dhowaad 1000 haweeyn ah. dadkan ayaa ka kalayimid 110 aduunka dacladiisa waxana ka mid dad somaliyed oo qurbaha ka tagay iyo kuwo kale siyaabo kaladuwan ku tagay halkaa. dadkan waxaa kale oo saxfada adunka ay xuseyn gabar u dhalatay jarmalka Linda Wenzel oo iyadoo 15 kazoo tagatay dalked Garmalka oo ah xaask dagalayahan ISIS. waxaa kale oo ka mid ah haweeyney Samantha Sally, 32 jir garoob ah oo kasoo jeedo dlaka Amerika lehna laba caruur oo Hindi ah. haweyneydan ayaa shegetey in halkaa u timid sida ay u soodonan laheyd caruurted oo midka uu yahay 10 jir si xun loo adegsada dhanka saxfada asiga ku kacaya falal argagaxleh.
arinkaan ayaa waxaa ay dhalindoontaa caro dhanka human rights in dad tiro intaa l eg hal mar xakun dil oo heer military lagu xakuma taa oo aay dadka xaquuqul insaanka u dodo dhalisanyahiin sida ay cadlaad ku noqon karto maxkamd ciidan.



