dalka somalia oo ah dal ay ka muuqato sameynta dagaalka sokeeye iyo nidaam la’aan mudo dheer soo jirtay taa oo ay dadka la qabsadeeyn in ay nolaankaraan dowlad la’aan sababtoo waxaa jiro goobo badan oo dalka ka mid oo anay jirin maamul dowladeed iyo dad badan oo saluugsan doowlada hada jirta iyo nidaamka wax loo qeeynshay xildhibaanda iyo wasraadaha.
waxaa la iclaamshaa in ay dhaceyso doorasho waa mid noocee ah sideeys u dhaceeysa goormeeysa dahcee waa su’aalo maskadxa dadka soamliyeedk u soo laa laabato marar badan. mama heystaan dadak waxa balan qaad cad ah
waayeo xildhibaanad waxaa soo dooranyo ayaa la yiri odaayl dhaqan kuwaa aan oganahy waxii ay hore u soodorteey sideey noqdeeyn. hadana malaga filankaraa in sidii hore camal ama wax ka xun ay dhacaa.? ama in dad qaas oo lacag isticmaloyo ay qaataan doorashada xildhibaan.
doorashada madaxanimo oo ayaadan ah muuhi ayaa waxaa la sheegayaa ineey dhaceeyso ayadoo aan la heeyn wax olole biloow ah ama dadak u ay wadan, misa waxaan dhihikaraa waa kordhisasho. sababtoo waxaa la rabay ineey bilowwdaa ololeyaal dadak lag waciygelinyo cida ay dorankaran. ama xitaa baarlaamnka uu doran karo
doorashada aqalka sare waxa soo xulayo maamul goboleledyada taa mcinaheed ma waxaa weeye hogamaiya hada siyasada kuwa ku afkaar oo aan ayanka ka dhamaaneynin muran siyaassadeed iyo qabayaalaad ayaa noqon doonaa waxaadna ku arki doontaan ineey noqoto goob qabyaladeed oo reer hebe iyo reer hebel looga doodo. hadiiban natijada taas tahay maalaga dhaafo aqlakasare. sahcbiga dhib waxaa uguu ficlan isqab qabsiga baarlamaka, reeysul wasraha iyo maaxweeynaha. oo ah wax joogta.
mararka qaar waxaad isleedahay dowladaha la dhisaa waa kuwo u tagan oo kaliye isqab qabsi oo aanba loo dhisin in shacbi ay wax u qabtaa. bal eeg xukuumadk asta inta jeer ay doodo. qaqtigaba waxaa uu ku dhamadaa dood.



