duufaano xoogan oo ku dhufatay Dalka Philipiin

  roobab xoogan  oo ku dhuftay dalka philibiin ayaa sababay waxyeelo xoogan iyo burburka dhisemeyaal iyo wadooyinka qaar kamid dalkaas. roobabkan ayaa  watay duufan xoogan kuwaa oo kusocdya xaawer 140…

Dowlada Burundi oo u dacwooneeysa mishaaradka ciidankeda Joga Dalka Somalia

  Madaxweynaha dowlada Burundi Mr. Pierre Nkurunziza ayaa warsaxaafadeed ku qabtay dalkiisa kaa oo uu ku shaaciye ine ay dacwad horgeeyn doonaan maxkamda aduunka. dacwad ka dhan ah EU hayada midowga…

Diyarad Rakaab Dalka Libaya lagasoo afduubtay

ku dhowaad labo nin oo hubeeysan ayaa waxa ay afduub u geeysteeyn diyaarada lagu magacaabo air Afriqiya oo lagalahaa dalka libya taa oo  ku socotay safar dalka libyo gudahiisa. diyarada…

Gabar 1 Milayan Madxeeda la duldhigay

gabadha lagu magacabo Joanna Palani,  oo 23 jir heeysta dhalashada dalka Denmark ayaa waxaa madeda l duldhigay lacag dhan milayan doolar oo ay dul dhigeeyn kooxda ISIS. gabadhaan ayaa hada waxaa…

HILIBKA DIGAAGA IYO UKUNTA

digaaga waa mid ka mid cuntada qeeybta hilbka waa midka mid ah hilbka loogu cunista badanyahay aduunka. hilibka digaaga waa mid fudud oo aan laheeyn dufan xooga iyo baruur. waana…

sedex qofood ayaa lagu dhaawacay meel masjid ah agtiisa Dalka Swezerland

sedex qofood oo dhaawac ah ayaa laga helay wado kutaalo dalka Siwiss maglada Zurich halkaa oo aan la heynin waxii ka dambeey raasta lagu dhuftay wlashan yaaryar. shilka ayaa ka…

baabuur xamuul oo dad ku dilay xaflad kirismis dalka Jarmalka

shil gaari xamuulka qaado oo weeyn ayaa sababay waxyeelo xoogan kadib markii uu ku dhacay gaariga goob lagu qabaneye xaflad kiristamaha magaalada Barliin ee dalka Jarmalka. gaarigaan ayaa mid xoowli…

milkiilaha shirkada baskiilada sameeysa GAINT ayaa xilka ku warejiye jilka cusub

mr. King lui waa aas aasaha  iyo madaxa shrikada GAINT oo ka gacnasata  soo sarida baaskilad aduunka ugu qaalisan. shirkadan ayaa ah mid aduunka kagajirt safka hore waxaan ay caanku…

nin boolis oo toogasho ku dilay Safiirka Rushka Ankara u fadhiya

  nin dhalniyaro oo bostaaloda ku hubeeysan ayaa dil u geeystay safiirka dalka ruuskha u fadhiya dalka turkiga. dilkan ayaa ka dhacay koob madxaf farshaxanka iyo dhaqanka lagu  bandhigo, xili…

Jilaaga caanka ah Slveter Stelone Raamboow oo Jago heersare loo magacaabay

madaxweyanha dalka mareeykan Mr. Turamp ayaa shaciyey in uu jaga heersare u magaacabo Jillaga caalamiga dhalshada mareykan heeyso Mr. silvestre Estalone  oo somalida iyo aduunka looga yaqaano Ramboo. jilgan ayaa…