Somalia national youth day 15 May 2018

highly arranged ceremonies and event to mark the Somalia youth day has been held in  Somalia and other places in the world. the day is very important for every Somalia…

Adeega Whatsup ka oo dib u casiryeen lagu sameye

shirkada parta bulsho Whatsp ayaa shaacisay in ay wax badan ka bedeleeyn adega whatsupka kaa oo ay istcimalaan in kabadan 1 bilyan oo macmiil kuwaa oo u adegsado siyabo kala…

shacbiga Ciraaq oo doorashada baarlamaanka u dareerey

dadka shacbiga dalka ciraaq ayaa u dareerey doorashooyinka baarlamka dalkaciraaq dadka ayaa safaf dhadheer uGu jira codbixinta goobaha doorashada ay ka dhaceeyso. doorashan ayaa ah mid si weeyn uga duwan…

Wadaad Sacuudi oo ku dhawaqay Guurka kumeel gaarka in banaanyahay

wadadka lagu magacaabo Badr al amer  ayaa barta bulsha ku shaaciye in Islamka uu baneynayo guurka ku meel gaarka xiliyada safarka ay is gursan karaan  rag iyo dumarka iyaka nolosha wadaga…

Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Khudbado jeedin doona

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageysan doona Khudbado waxqabadkooda ay kusoo bandhigayaan qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya Xilka Guddoonka Golaha Shacabka. Musharaxiinta xilkan u tartamaya oo…

Xulka Qaran !7 Jirada Somaliyed oo guul ka soo hoiyey Safarkooda

xulka qaranka somaliyeed ciyaaryahanda dadooda ka yarta 17 jir ayaa guul lagu farxo kazoo hoieye koobka kooxaha 17 jirada bariga iyo bartamha afrika waxana arintaan ay noqotay mid si weeyn…

Dowlhada Shiinaha oo Canshuur Xoogan ku soo rogtay Mesegada USA

shinaha ayaa waxaa uu ku soo rogay cashuur xoogan mesegada  kaga timaada dalka Amerika.  arintaan ayaa salka ku heeysa aargoosi dhanka ganacsiga oo dhexmaray labada dal oo ah kuwo si…

ISKOOLARSHIP TURKIGA

ardayda codsatay turkey scholarship Bursulri qeeybta masterka dalbatay waa loo soo jawabay waxaan jawabtaa helay arday kooban oo dalka somalia goboladiisa kala duwan ah. waxaana ay heleyn fariin ama email…

Arday Baksitani ah oo Dharbaxo u Geeriyooday

dalka Bakistaan waxaa laga soo werinayaa dhacdo lama filaan ah kadib markii wiil yar oo arday dhigta sikuul  School Mian Channu  faslaka lixaad laba wiil oo dhigtay ay dhexmartay ciyar…

Dhalceeyn Xoogan ka dhan Madaxweynaha Dalka Amerika Donal Trump

madaxweynaha Dalka Amerkia oo mudo yar xakun haya ayaa ay soo food saartay dhaleeceyno iyo eedeeymo ka dhan sida uu siyaasada dakla USA ay ku socoto. Turmp oo ah madaxweyn…