wadadka lagu magacaabo Badr al amer ayaa barta bulsha ku shaaciye in Islamka uu baneynayo guurka ku meel gaarka xiliyada safarka ay is gursan karaan rag iyo dumarka iyaka nolosha wadaga oo qura maalmaha safarka ay ku jiraan. guurkan ayaa noqon kara mid maalin gudeheda ama isbuuc ama bilo ah kadibna ay kala furankaran lamanaha marka uu soo idlaado safarka.
arinkaan ayaa waxaa lagu arkay barta bulsh Badr Al Amer waxana hashtag laga sameye uu ku baahaya aduunka oo dhan taa oo sababtay dodo iyo muran ka dhan ah sida shiiqa wax u yiri. arinkaan ayaa qabsaday baraha bulsho aduunka oo maalmo ay dadka ka doodayaan.
waa arin culus oo ay dadka dhincayo kala duwan ka eegeeyn inkastoo dadka intiisa badan ay u arkeeyn mid aan sharci aheeyn oo ay aheed in shiikha si kale u dhigo orahda iyo micnaha
islamka ayaa nahyiye guurka danta ku dhisan oo uu qofka kaleeyahy dana qaas oo ka baxsan in la abuuro qooys lamanaha ay I usu dhalaan ubad ay donayaa in uu noqdo mix waara.



