dadka shacbiga dalka ciraaq ayaa u dareerey doorashooyinka baarlamka dalkaciraaq dadka ayaa safaf dhadheer uGu jira codbixinta goobaha doorashada ay ka dhaceeyso. doorashan ayaa ah mid si weeyn uga duwan doorashooyinkii hore oo ay soo dooran jiray xubanaha baarlamnka odyaal iyo madax dhaqameed sida somaliya oo kale. dadka shacbiga iyo ciidanka ayaa si isku mid uGu codeynaya musharaxyada u taagan xildhibandimada deganda ay kasoo jeedaan
musharaxiinta ku tartamaya drashad ayaa kasoo jeedo axsaab siysadeed oo ka dhisan dalka ciraaq kuwaa oo u loolamaya aqalbiyada baarlamnka iyo xildhibaanda dalka ciraaq. doorashad ayaa ka dheaceeyso dalka gudiahiisa iyo diabdiisa muwadiin ku nolal dalalka dersika iyo kuwa qaliijka ayaa codkoda dhiban doono. dorashan ayaa waxaa la filayaa mid u dhici doonto qaab dimuqraadi ah oo ay dadka dareeman cadaalad
dalka ciraaq waxaa uu dalka somaliyed la wadaaga waxyabo badan sida dagaalka sokeye, cidan shisheeyo, qabyaalada iyo nidam digteetor oo mud dheer dalka ka talinaye kaa oo si xoog ah looga riday



