Adeega Whatsup ka oo dib u casiryeen lagu sameye

shirkada parta bulsho Whatsp ayaa shaacisay in ay wax badan ka bedeleeyn adega whatsupka kaa oo ay istcimalaan in kabadan 1 bilyan oo macmiil kuwaa oo u adegsado siyabo kala duwan. shrikada oo jaal lah facebuuga ayaa daaha kargtay in ay din habeeyn xoogan ku sameeyen adeega wahtsupka

sida ay sheegeeyn maamulka adega in lagu soo kordhiye awood dheeri oo dhanka maamulka groupka oo ay dadka dhib ku qabeyn in group si fudud laguugu darikara lagaagana tirikaray iyo maamulka group  uu ahaa mid ay dad badan maamulan oo ay dhacdo in si fufud laga warejiyo gacan ku haynta adega kooxda aad aburtay iyo in waxyaabo aadan xiseeynin markasta ay kuu soo dhacaan.

waxaad hadeer waxii ka dambeye awoodi doontaa inaan sidii la doono lagaa yeelendoonin oo aah adiga xor u tahya kubirada iyo isk jarida cida aad doneyso ama aadan dooneeynin arinka ayaa fursad u noqon doonto dad adegsada koox wadahalka iyo wax isdhaafisga oo noqon doono mi  xadidan oo aad adega kala doorankarta cida aad la haleyso iyo cida aad iska xireyso. si kaduwn markii hore oo  dib lagugu so odarijiray kooxo aadan rabin inaad ku biirto

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY