Arday Baksitani ah oo Dharbaxo u Geeriyooday

admin
2 Min Read

dalka Bakistaan waxaa laga soo werinayaa dhacdo lama filaan ah kadib markii wiil yar oo arday dhigta sikuul  School Mian Channu  faslaka lixaad laba wiil oo dhigtay ay dhexmartay ciyar dhaqamed in ay dharbaaxsho is weeydaarsadan  Bilal  iyo Aamir  o wada dhitga iskuulkan dowlada leedahay oo ku yaalo  Mgalada  Punjab ciyaartan ayaa waxaa loo yaqnaa  Thappar Kabaddi,  ama Chanta Kabaddi af Somali ciyartan ayaa la orankaraa dhafoor dhaw and dhaban dharbaax.

wax yar kadib markii dhoowr jeer leeys weedarsaday ayaa Bilal   waxaa u adkeysan waaye dharbaaxo xoogan uu ku dhuftay Aamir, Bilal oo miirdaboolan ayaa dhulka ku dhacay. goobta waxaa jogay oo dawaney arday iyo qaar kamid ah macalimiinta iskuulka. waxaan ay ka daaheeyn in Bilal si dhaqsoleh loola caror isbitaalka si uu helo daryeel caafimaad deg deg ah. cidanka boliska iyo maamulka iskuulka ayaa masuuliyada dusha laga saaray  kadib dayacad in ay sugan amanka iskuulka iyo in ay gurmad deg deg siiysan bilal

bilal ayaa markii dambe u geeriyooda dharbaxadii waxaasa arinka mesha yaal uu yahay wiilka dilka geeyste oo ah mid aan qaan gaaarin oo uu san xakunka hada qaban Karin iyo shilka dhacay oo ah ciyar dhaqameed dalka caadi ka ah.  arinka ayaa dhacay maalmo ka hor waxana laga qariney saxfada inkastoo goordambe loo sii daaye.

ciyartaan ayaa lamid mida somalida at ciyaaraan istunka taa oo la adeegsado ulo dadka isku garacaan, iyada oo ayan jirin cid loo heesto qasraha xiliga ciyaaha dhaca si waafaqasan xeerarka ciyaarta ama dhaqanka dadka ay leyahiin.

Share This Article