ISKOOLARSHIP TURKIGA

admin
1 Min Read

ardayda codsatay turkey scholarship Bursulri qeeybta masterka dalbatay waa loo soo jawabay waxaan jawabtaa helay arday kooban oo dalka somalia goboladiisa kala duwan ah. waxaana ay heleyn fariin ama email casuumad interview kaa looga yeeridoono saafrada Turkiga ama xarumaha dowlada turkiga kuleedahay somaliya
cidkasta oo dooneeysa scholarship weey u furnta 3 qeeybood batch, master and PhD. kaliya waxaa ay ku xirantahay aqoontada iyo xirfadad dhanka luuqsada English oo aad application ka ku xarysandoonto.
cid garab uga bahantahay malahan kaasho Alash iyo Aqoontaada sanadka soocodo

Share This Article