shinaha ayaa waxaa uu ku soo rogay cashuur xoogan mesegada kaga timaada dalka Amerika. arintaan ayaa salka ku heeysa aargoosi dhanka ganacsiga oo dhexmaray labada dal oo ah kuwo si weeynwax u kala dhoofsada. dalka shinaha ayaa goor hore ku dhawaaqy darsad ayku sameyaan sida mesegad USA canshuur kordhin gu sameyn karo.
dalka Amerika oo ah mid ka mid dalalka aduunka ugu badan dhoofinta iyo ka nacasiga masagada kaa suuq weeyn ku leh dalka Shinaha oo ay u dhoofiyaan xadi aad u badan. dalka aMerikaaya canshuur xoogan ku soo rogay qaar kamid badeecada dalka shiinaha ugu timada sida birta iyo macadanta oo ay wershedaha dalka amerika ay siweyn u isticmaalan.



