xulka qaranka somaliyeed ciyaaryahanda dadooda ka yarta 17 jir ayaa guul lagu farxo kazoo hoieye koobka kooxaha 17 jirada bariga iyo bartamha afrika waxana arintaan ay noqotay mid si weeyn ay uGu riyaaqeeyn shacboga somaliyeed. kadib markii ay kooxda Kenya kaga adkadeyn 1-0 iyo dhibco kale oo ay ku heylen forfeeyd ayaa u suuragalisay in ay kooxdaan gaaran heerka samafiinalka
kooxda somaliya ayaa dhoowreysa ineey la ciyaarto kulanak Sudan iyo Tanzania koxda kazoo baxod. somaliya ayaa si dirqi ah uga soo baxaday kooxo adag oo ay ku jaal aheed.
natiijo aad iyo aad u weeyn aya laga munimyaa in somaliay sanadka ay wacadaro u dhigta ciyartooyda 17 afrika oo ay koobka ku horqaado iyada oo ay joogaan koox ka awood badan somaliya balse sanadkan uu noqon doon iinshaa alaah sanadka Somalia 17 Afrika bariga iyo bartahamah
hadii somaliya ay ku guuleysato koobkaan cayaartooyd waa in la abaal mariyaa heer qaran iyo shacbi. waxna filayaa in walalaha somalida ay doorkooda ciyaridoonaan.




