Dhalceeyn Xoogan ka dhan Madaxweynaha Dalka Amerika Donal Trump

madaxweynaha Dalka Amerkia oo mudo yar xakun haya ayaa ay soo food saartay dhaleeceyno iyo eedeeymo ka dhan sida uu siyaasada dakla USA ay ku socoto. Turmp oo ah madaxweyn ku guleyste doorashadii u dambeyse dalka Amerika ayaa waxaa la yimid siyaasad ku cusub dalka Amerika oo ah kalialisnimo iyo aflagaado ka dhan ah madaxa dalka qar iyo saraakiisha ciidanka qeybahisa kaladuwn

maamulka xukumada Turamp ayaa ah mid ku can baxay  shaqo ka eryida saraakiisha aan ku moowqifka aheyn ama dhalisan siysadiisa fudeedka iyo kali talisnimada ku dhen oo ay ka caroodeyn dad badan oo dalka wa weeyn u sooq qabtay sumcadna kuleh bulshada dhexdeda.

Turmp ayaa bilo ka hor qaatay go’aan xaas xaasi oo caalmi ah kuwaa oo u badnaa dhanka amaanka iyo  siysada waxana ka mid ah go’aanki uu ku amary gantaal xoogan Tomahawk  lagu  tijabiye kooxaha argagaxisada ISIS dalka Siriya  iyo  go’aan aan la  fulin oo ah in weerar deg deg lagu qaado  Waqooyinga Kuriya hubkeda nukleerka, iyo go’aankii aqoonsashada Qudus casimada Isreal leedahay iyo  amarka ridida gantaalka habenka jimacaha lagu riday dalka Siriya.

Madaxii hore sirdoonka  oo saxfada la hadlay ayaa sheegay in Madaxweynaha Dalka Amerika uu yahay qof aan caafimaad ahaan wanaagsan una baahan caafimaad. waxana leyahay siysadan waalida ku dhehan caalmka iyo tan gudaha in wax laga bedelo hadii kale xalada aduunka iyo tan amerika weeyka sii daridoontaa

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY