Mareeykan oo Weerar kuqaaday dalka Suriya

 

sida Donol Turmp oo ah madaxweynaha dalka Amerika uu maalmo ka hor ku goodiye in uu qaadi doono weerar dhanka circa oo ka dhan Dimishiq kaa laga jaawb celinyao gaboodfalka ay geysaty xukumada Siriya oo lagu eedey isticmlaka Hubka kimada oo ay u adegstay Magaloyin ay  ka arimiya kooxa kasoo horjeeda dowlada Suriya. rushka oo ka biyo diidan eedeynta Naato ayaa sheegey in aysan waxba kajirin edehama isticmalka hub kiimiko ah iyo in uu difaaci doon Sirya hadii la soo weerar

dalka Ingriiska iyo faransiiska ayaa sheegey in tageridoonaa xulufada Maerika oo ku wajahan Dagaal ka dhan dalka Siriya halka ruuska iyo xulufadiis ay ku goodiyeen ineysan gacmaha laaban doonin.  hadii is xulufeeysigan uu sii socda waxaa dhicikarta in aduunka uu galo dagaal  xoogan oo sameya aduunka intiisa badan.

is xulufeysiga dagaal waxaa uu  noqon karaa Amerika, UK, France, Saudi, Isreal  dhanka kale Ruushka, Turki, Iran iyo  dalal kale oo aan hadeer moowqifkoda cadeyn .

dhanka kale Madaxa Qaramad midoobey ayaa ka deeyriye meesha ay hadeer xaalada mareeyso waxaana ay ku booriye golaha amaanka ineey arintan gulfka coladeed laga hortago.

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY