kulanka todobaad ee caalamiga suufiyada ayaa lagu qabatay dalka somaliyed magaalada muqdishu. kulanka ayaa waxaa soo abaabulay xereta Macalin nuur macalin oo ah midka xarumaha ugu waaweyn dhanka diiniga laga barta dalka somaliyed. waxana kasoo qeeyb galay mashaa’iq waa weeyn oo kakala timid dalala kala duwan aduunka.
xerta macalin nuur ayaa muujisay doorkooda shariifka dhanka fidinta diinta iyo isdhaafisga afkaar diimeed heer caalmi ah. waxaana ugu dambeyntii casho sharaf u sameye dadka kazoo qeeyb galay Eng. Abdirhaman YArisow gduomiyaha gobolka banadi halkaas oo lagu gudoonsiiye hadiyada qiimo badan kutaabo qiraan iyo dharka dhaqank somaliyed iyo alaabo farshaxanka oo ay si aad ah ugu riyaaqeyn gudoonsiinta
waarin ahmiyadeed leh in culimaa’udiinka somaliyeed ay afkar iyo aqoon wadaag la sameyaan culumaa’udiinka caalmaka.





